Daawo :Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland oo Bahda Garsoorka ka Difaacay Dhaliillo loo Jeediyay

Daawo Guddoomiyaha Guurtidda oo Bahda Garsoorka ka Difaacay Dhaliillo loo Jeediyay.Mudane Salaaebaan Maxamuud Aadan ayaa ku Dooday in wadanka meel waliba ay dhaliil leedahay , Taasoo uu Helay Xildhibaano ka Tirsan Golahiisa Guurtida oo ku Raacay fakarkiisa.

mudane saleebaan maxamuud aadan ayaa u muuqday mid isagu Gabi ahaanba Gaashaanka ku dhuftay dhaliilihii Loo soo jeediayay Garsoorka gaar ahaanna Gudoomiyaha Maxkamada Sare mudane Aadn Xaaji Cali Ahmed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker