Dagaal ka socda deegaanka Dhahar oo khasaare dhimasho gaadhsiisan laga soo sheegayo

Waxaa la soo werinayaa dagaal ka socda deegaanka Dhahar ee oo hoostaga gobolka Sanaag.

Dagaalka ayaa la soo sheegay in uu u dhexeeyo, dhinacyo kala taageersan Puntland iyo malleeshiyaad deegaanka ah, hayeeshee ka soo wada jeeda gobolka.

Dagaalkan ayaa la soo werinayaa in illaa hadda dhimasho iyo dhaawac ba ay jiraan.

Maalmihii u danbeeyey waxaa magaalada Laascaanood loo fadhiyey qorshe lagu dhammaystirayo maamul samaynta ee deegaammo ka tirsan Sanaag iyo Sool, oo khilaaf ka dhashay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker