Hablaha Cas Cas ee ka kacaay ku Ooyaya Muuse Biixi waxaan leeyahay.” Eng Fatsal Cali Waraabe

” Hablaha Cas Cas ee ka kacaay ku Ooyaya Muuse Biixi waxaan leeyahay hadaa Muuse u Oydaan oo uu sidiisi waasho sidaa u qurux badnaan maysaan oo Injirtaa idin gali doonta,

Kadaaya ayaan leeyahay Joojiya haynagu soo kicinina Muuse wuxuu Dalka gaadhsiin karayey wuu gaadhsiiyey ee khasaare ahaa,

Anigu Muuse waligay Saaxiib maanu noqon ee waxaan taageerayey heshiiska MAU, Ma ninka Hooyaday caayey ee kabta igu soo tuuray ayaan saaxiib ahayn”

Siyaasi Eng. Faysal Cali Waraabe.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker