Wadahadalo u Furmay Masar iyo Eritrea

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Masar iyo Eritrea ayaa Khamiistii yeeshay wada-hadal telefoon ah, xilli uu hakad ku yimid wadahadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas, iyadoo labada dhinac ay muujiyeen doonista ay u qabaan xoojinta xiriirkooda iyo iskaashi dhow oo ku saabsan xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee gobolka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker