Daawo: Madaxwaynaha Somaliland , Axsaabta Mucaaradka iyo Madaxdhaqameedka Gobolada Gobolada oo kulan madaxa is daray
Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Magaalada Hargeysa ayay Madaxa Isku Dareen Maanta kulan .
Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Xisbiyada mucaaradka oo kala ah UCID iyo WADANI.
Kulankaas oo dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo:




