Faahfaahin ka soo baxaysa khasaarihii ka dhashay dibadbaxyadii Kenya

Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay dibadbaxyada dowladda looga soo horjeeday ee ka dhacay Kenya, waxaana la xiray 567 qof, sida ay booliisku sheegeen.

Booliiska ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaasha, Dr Aron Sikuku oo ah dhakhtar ka howlgala Eagle Nursing Home oo ku yaalla duleedka magaalada Nairobi uu BBC-da u sheegay meydadka labo qof oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaasta la keenay xarunta.

Waxay la sheegay in sidoo kale 52 askari oo booliis ah iyo 11 qof oo rayid ah la dhaawacay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker