Xisbiga Kulmiye ooo Shir Adagi u Socdo

Guddida fullinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa saaka fadhi ku leh xarunta xisbiga, iyagoo ka shiraya ansixinta xubnaha guddiga qabanqaabadda shirwaeynaha Xisbiga shirkaasi oo loo ballansan yahay bisha October ee sannadkan.
Inkasta oo Kulmiye markasta oo uu shirweyne qabsanayo buuq hadheeyo haddana waxa jira khilaaf huursan oo u dhexeeya hoggaannka xisbiga gaar ahaana guddoomiyaha Maxamed Kaahin iyo ku-xigeenkiisa Cabdicaasiis Samaale.
Qodobada shirka ka soo baxa halkan kala soco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker