Somalida Minnesota Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadaladii Meel ka dhaca Ahaa Ee Donald Trump
Somalida Minnesota ayaa ka jawaab bixiyey erayo Meel ka dhac ah uu madaxweyne Donald Trump kula kacay Somalida ku dhaqan gobolka Minnesota ee dalka maraykanka.
Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan




