Ruushka oo cambaareyn kala kulmay aqoonsiga Daalibaan

Go’aanka Moscow ee sida rasmiga ah ugu aqoonsatay maamulka Daalibaan ayaa la kulmay cambaareyn uga timid ururada haweenka Afgaanistaan.

Waxa ay sheegeen inay sharciyaynayso mamnuucitaanka waxbarashada ee gabdhaha iyo cadaadisyada kale ee ay soo rogeen kooxda Daalibaan ee awoodda la wareegtay Afar sano kahor.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker