Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somalida oo Hambalyo u Diray shacabka Munasibada Ciidul Fidriga

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxummed Cumar ayaa guud ahaan shacabka Deegaanka Soomaalida iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay munaasibadda ciidal-fidriga.

Madaxweynaha ayaa shacabka Deegaanka ugu baaqay in sidii ay isku caawinayeen bisha barakaysan ee Ramadaan ay si la mid ah haddana isku sii caawiyaan islamarkaasina la joogteeyo dhaqanka is-caawinta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker