Xisbiga Demoqraadiga Maraykanka Oo Trump Ku Eedeeyey hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay
Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka ugu eedeeyey “hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay.”
Warbixin ay soo saareen guddiyada congresska ee baarista waday ayaa lagu saleeyey baaris bilo badan socotay oo Madaxweynaha lagu waday.




