Trump oo mar kale ku baaqay inaan la maxkamadeyn Netanyahu

Donald Trump ayaa mar kale ugu baaqay xafiiska dacwad-oogaha Israa’iil inay joojiyaan maxkamadeynta Benjamin Netanyahu iyo in loo ogolaado ra’iisul wasaaraha inuu diiradda saaro maamulida Israa’iil, dagaalka Gaza, iyo wadahadalka Xamaas si loo sii daayo la haystayaasha.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa farriin ku soo qoray bartiisa bulshada ee Truth Social subaxnimadii Axada in aan “guul weyn ku guuleysanay” annaga iyo Mr. Netanyahu oo ra’iisul wasaaraha ah, maxkamadeyntana ay “halis ku tahay” guushaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker