10 Qof oo ku dhintey dhul’go ka dhacay dalka Colombia

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul go’ ka dhacay waqooyi-galbeed ee waddanka Colombia, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Antioquia.

Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in ay socdaan hawlgallada goobidda iyo samatabbixinta ,iyadoo laga cabsi qabo in dhimashada ay sare u kacdo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker