Nuxurka Qodobada lagaga Hadlay Shirkii Xisbiga Kulmiye

Qaybo ka mid ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, haldoor iyo siyaasiyiin kale oo xisbiga KULMIYE oo maanta (24/06/2025) isugu yimi xarunta dhexe ee xisbiga, ayaa si kooban iskaga xog-waraystay hawlaha qabanqaabada iyo u diyaargarowga shirweynaha 5aad ee Xisbiga KULMIYE ee u muddaysan bisha October 2025. Waxaanna Guddoomiyaha Xisbiga Mudane, Maxamed Kaahin Axmed ku wargeliyey in shirkii Guddiga Fulinta ee caadiga ahaa uu qabsoomi doono maalinta Sabtida oo taariikhdu tahay 28ka Bishan June 2025.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker