Israa’iil oo sheegtay in mowjado kale oo gantaallo ah laga soo tuuray Iran
Israa’iil ayaa ku soo warrameysa in mowjado cusub oo gantaallo ah laga soo ganay Iran.
IDF-tu waxay tiri “nidaamyada difaaca ayaa shaqeynaya si ay uga hortagaan khatarta”. weerarkaas
Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in seeriga digniinta laga maqlayo gudaha Israa’iil.