Iiraan oo sheegtay inay soo ridday 44 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xadka, Axmed Goudarzi, ayaa ku dhawaaqay in lasoo riday oo la burburiyay 44 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ah iyo diyaarad yar, sida laga soo xigtay warka ay baahisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iiraan (IRNA).

Goudarzi ayaa sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha ahayn la ogaaday mar ay isku dayeen inay galaan hawada Iiraan, isagoo u mahadceliyay ilaalada xadka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker