Sawirro: Burburka ka dhashay deqeyntii Iran ee Tel Aviv

Qorraxdu ayaa imika u soo baxday Israa’iil, waxaana hadda nasoo gaaraya sawirro muujinaya cawaaqibka ka dhashay weerarro aargoosi ah oo ay Iiraan ku qaaddayXalay Israa’iil.

Sawiradan waxaa saaka laga soo qaaday magaalada Rishon LeZion, oo ah magaalo ku taal bartamaha xeebta ee Tel Aviv.

SAWIR
Sawir
Sawir
Sawir

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker