Madaxweynaha Ruushka Putin oo ka hadlay xiisadda ka dhex oogan Israa’iil iyo Iran

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay mar uu taleefoon kula xiriiray dhiggiisa Iran, Masoud Peskov, Jimcihii, in Moscow ay cambaareyneyso ficillada Israa’iil ee ka dhanka ah Tehran.

Waxa uu sidoo kale u sheegay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu baaq gooni ah oo uu ku sheegay in arrimaha la xiriira barnaamijka Nukliyeerka Iran lagu xalin karo oo kaliya hab diblumaasiyadeed.

Bayaan ka soo baxay Kremilinka ayaa lagu sheegay in Putin uu la hadlay labada hoggaamiye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker