Trump oo ciidan hor leh ku daabulay Los Angels

Guddoomiyaha California, Gavin Newsom, ayaa sheegay in uu helay warka ah in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u dirayo 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka magaalada Los Angeles, kaddib markii ay dhaceen iska horimaaddo u dhexeeya mudaaharaadayaal iyo ciidamada ammaanka, taas oo la xiriirta weerarrada lagu beegsanaya dadka sida sharcidarrada ah dalkaas ugu sugan.

Madaxweyne Trump wuxuu sidoo kale sheegay inuu diri doono illaa 700 oo askari oo ah Marines.

Gavin Newsom wuxuu ku tilmaamay tallaabadan mid uu ku fulinayo โ€œriyo waalan oo uu aaminsan yahay madaxweyne waddadii kali-talisnimo ku socda.โ€

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker