Qodobada lagaga Wadahadlay Shir Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE oo Yeeshay

Guddiga Fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa maanta yeeshay shir muhiim ah oo lagaga wadahadlay arrimo kala duwan.
Shirkan oo uu hagayey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayeen dhammaan xubnaha hoggaanka xisbiga, isla markaana ay ka qaybgaleen inta badan Guddiga Fulinta Xisbiga, waxa lagaga wadahadlay qodobo door ah oo isugu jiray arrimaha xisbiga gudihiisa, xaaladaha guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, siyaasadda Arrimaha Dibadda ee u muuqata mid xukuumaddu ka gaabisay shaqadeedii iyo qodobo kale.
Doodo iyo falanqayno dhaadheer kadib waxa isla qaatay in xisbigu xaaladaha taagan si faahfaahsan uga hadlo maalmaha soo socda.
Geesta kale, shirka Guddiga Fulinta ee xisbiga KULMIYE lagagama hadal, lagumana soo hadal-qaadin arrimo la xidhiidha ciidammada iyo mushaharkooda toona. Saxaafadda madaxbannaani ha iska hubsato wararka ay baahinayso.
May be an image of 6 people, dais, newsroom and text that says 'ALILAND KULMIYE HORUMARINTA XISBIGAMIDNIMADAIYO XISBIGA MIDNIMADA SOMAL LAND KULMIYE KULMIYE MIDNIMADAI HORUMARINTA SOMALILAND KULMIYE KULMIYE XISBIGA HORUMA MDNIMADA KISBIGA_MIDNIMADAIYO IYO OMALILAND XISBIGAMIDNIMADA IYO XISBIGA MIDNIMADA HORUMARINTAS RINTASOMALILAND LILAND KULMIYE IYE KULMIYE XISBIGA MIDNIMADA HORUMARINTA SOMALILAND MIDNIMADA HORUMARINTA SOMALILAND AND KULMIYE MIY XISBIGA MIDNIMADA YO HORUMARINTA SOMALILAND MIDNIMADA SOMALILAND JLMI HOR KULMIYE XISBIGA MIDNIMADAIYO IYO HORUMARINTA SOMALILAND KULN MIDN KULMIYE XISBIGA MIDNIMADA HORSAIGAIDRINADAIYO YO OMALILAND KUL BIGA MID MARIN RINT XISBIGA MIDNIMADA ١٥٥ HORUMARINTAS SOMALILAND KUL ISBIGA UMARIN KU XISBIGA RUMARINT పೀజಾ VGA 피면 ปทอ'May be an image of 11 people, people studying, hospital and textMay be an image of 2 people, newsroom and text that says 'VD ORUMARINTA MIDNNIVADA Π SOMALILAND XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND κύ KUL Ha H tes XISBIGA M HORUMARIN E - YO YO LAND'May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and text that says 'O AND XISBIGA XISBIGAMIDNIMADAIYO MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND MIDNIMADA IYO INTASOMALILAND UNTA KULMIYE KULMD XISBIGA MIDNIMADA YO HORUMARINTA SOMALILAND XISBIGA ISBIGAMIDNIMADAIYO MIDNIMADAI HORUMARINT ALILAND XISBIGA MIDNIMADA YO HORUMARINTA SOMALILAND KULMIYE XISBIG HORUM E KULMIYE SBIGA MIDNIMADA IYO MARINTASO LAND KULMIY MIYE XISBIGA MIDNIMADA YO HORUMARINTA SOMALILAND XISBIGA MIDNIMADA HORUMARINTA SOMALIL ULM NIMADA SOMALIT KUL KUL খष্প'May be an image of 5 people, dais and text that says 'KULMIYE 1DGACLECUALLAND YO CRUMARINTA SOMALILAND CONIHADAIYO SOMALILAND KISBIGANTASOMALLAND AND HORUMARNTA KULMIYE KULMIYE KULMIYE KULMIYE KULMIYE KOBA வைவ. MADAN CMASNSO KOL KULMIYE YALILAND XISBIGAM MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILA XISBIGA MIDNIMADA YO HORUMARINTA HORUNARINTASONALILAND SOMALILAND XISBIGA MIDNIMADA XISBIGAMIDNIMADAIYO IYO HORUMARINTA HORUMARINTASOMALILAND SOMALILAND K XISBIGA MID HORUMARINTA K'May be an image of 3 people, dais, hospital and textMay be an image of 4 people and suit

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker