Maayarka Hargeysa oo ka hadlay Olole Fayo-dhowrka ah oo Dowladda Hoose ka Bilowday Caasimadda

Hargeysa (OWN)- Dowladda Hoose ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyey hawl-gallo ka dhan fayo-dhowrka iyo Ururinta Alaabaha dhacay, ayaa maanta olole ku qaadday meheradaha ama hudheellada magaalada Hargeysa.

Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo hor kacayey ololaha maanta dowladda Hoose qaadday, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-galkooda ay saaka sameeyeen.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker