Waa Kuma Hogaamiyaha Leh Astaamaha Hogaamineed Ee Qormadan ku xusan W/Q Nimcaan Cadaani xuseen

Hadab hogaaminta waa laf dhabrta nolasha si qofku uu yeesho hadaf wuxuu uu baahanyhay inuu hello hogaamin toosan ‘’effective leadership’’.

Si koox dad ahi uga wadda shaqyso madal ama company waxay uu baahanyihiin hogaamin si loogu kal jihaysnaado waxa qabdada loo qaybsanhayy.

Si loo helo hogaamin toosan waxayaabhah loo bahanyahay waxa ka midd ah inuu leeyahay awoodah niyad dhisda isla markaanoo uu habeyna karaa   hanaan ayy bulashadaasi ku gaadheyso bartilmaameed ay iyagu iskood uu sameyteen.

Hogaamiyaha toosani wuxuu uu xaqa soora ama si caddaaladi ku dheehanathay uu kal hagaa bulashda ama uumadda uu hormuudka uu yahay.

Astaamah lagu yaqaano maamulka hananakisa shaqo toosan yahay waxa ka midd ah wuxuu la tashadda bulashada wuxuu tallo iyo tuasaale kula noqodaa maamulah saxda ahi bulashda uu maamulayo,

Hogaamiye waa ruux kasta ama qofkasta oo yagleela bartilmaamed quman oo hore loogu socnaayo si loo gaadho goob ama madal lagu badhaadho.

isgoo dhegaysata talooyinka ayy uu soo jeediyaan ummadsi, waxayaabah kale ee lagu yaqaano maamulka toosan waxa ka midd ikhtirraacida ‘’creativety’’.

 inuu sameeyo waxayabo farro baddan oo uumada horumar ku gaadhsiinayo, waxa ka midd ah yool ‘’ ambition’’ oo noqonaysaa bartilmaamed  lagu hamiyayayo si loo gaadho riyo waanu xaqiijiyaa Hogaanka saxda ahi himaladasa haduu awood uu leeayhay inuu ka midho dhaliyo yoolkiisa.

Waxa kale oo ka midd Haddaf  ‘’vision’’ oo noqonaysa  meel loo jeedo ama loo socdo waxay ku soo dhowdhowdahay yoolka oo kale oo ka midd astaamah lagu yaqaano Hogaanka toosan inuu leeyayahy qorshe  ‘’plan’’ taaso bulashda ku jihaynsaa gooba barwaaqo ah.

Waxaan akhristow Qoraalkaygan kooban ku soo afmeeryaa si bulashdu uu noqoto midd toosan waa in ay maqaasha jihada suuban ee Hogaanka saxxda ahi uu jihanayo

Gabbaygani wuuu tusaale uu yahay hogaan xumida waxaan tiryaya abwaan hadraawi waa tix yaroo ka mid ah Ninkii ballan Qaad Shucuubtiisa iyo dadkiisa uu sameeyay hadan kaga baxay

  Ka baaqday xilkaad u dhiibtay

  Ka baydhay ujeedadaada

  Ku boobay adoo sabool ah

  Ku wiirsaday baaba’aaga

  Adoo bogan waayey taada

  Ninkii u buseelay raaxo

  Huwaday bulbushii libaaxa

  Buruudkiyo shaashka qaatay

  U booday cirkaa dusheenna

  Bilkeeday laboontidiisa

  Buurtuu koray waarin mayso

  Heddiisana baajin mayso

  Kub iyo bawduu ka jabi

Waxaan ku soo afmerya tixdaa hadrawi qoralkaygii kooban

Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein
Candidate of Master of Science in Project Management (M.S.P.M.)
Geopolitics analyst free Author
Bachelor science of public health
Cadaani123@gmail.com
Hargiesa Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker