Kenya Oo Dacwad Musuqa Lacagtii Covid 19 kusoo Oogtay 15 Sargaal Iyo Ganacsato.
Ugu yaraan 15 saraakiil sarsare oo Kenyan ah iyo ganacsato ayaa lagu wadaa in lagu soo oogo dacwad la xidhiidha xatooyo lagula kacay tobnaan milyan oo doollar oo la doonayay in lagu soo iibiyo qalabka caafimaadka oo loogu talogalay Covid-19.