Laba Musharax Oo Ka Sharaxnaa Gobolka Togdheer Oo iska casilay Xisbiga Kulmiye
Laba Murrashax oo Xisbiga Kulmiye ka sharaxayey Gobolka Togdheer oo kala ahaa Cabdilahi Yuusuf oo Golaha Wakiilada u sharaxnaa iyo Suldaan Jaamac Golaha Deegaanka ee Burco u sharaxnaa ayaa u gudbiyey Xisbiga Kulmiye Warqada Iscasilaadooda.
Xubnaha ayaa iska sharaxay Xisbiga Waddani





