Soomaaliya oo dadka socdaalaya qasab uga dhigtay tallaalka xanuunnada faafa

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku wargelisay dadka soo galaya kana baxaya Soomaaliya inay qasab ku tahay inay qaataan tallaallada ay ka midka yihiin:

1: Tallaalka ka hortagga duumada (Yellow Fever)

2:Tallaalka Dabaysha (Oral Poliomyelitis Vaccine)

3: Tallaalka Qaaxada Maskaxda (Quadrevalent Neisseria Meningitis Vaccine)

Arrintan ayaa la sheegay inay dhaqan-gashay 1-da February 2025.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker