Abiy Axmed oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga Barwaaqo.
Shirweynihii Xisbiga Barwaaqo oo maalmihii u dambeeyey ka socday Addis Ababa, ayaa Guddoomiyaha Xisbigaas loogu doortay Raysal Wasaare Abiy Axmed.
Sidoo kale, Guddoomiye Kuxigeennada Xisbiga Barwaaqo ayaa loo doortay Tamesgen Tiruneh iyo Mudane Aadan Faarax.