Falastiiniyiin ah oo la sii deynayo

 

Waxaa la filayaa in 183 maxaabiis ah laga sii deyn doono xabsiyada Israa’iil gelinka dambe ee maanta.

In ka badan 100 ka mid ah waxay kasoo jeedaan Qasa, iyadoo ilaa 70 ay xabsiyo muddo dheer amaba xabsi daa’im ku wajahayeen jeelasha Israa’iil.

Faahfaahinta da’dooda iyo jinsigooda ayaan weli la ogeyn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker