Nin dintay isagoo isku dayaya in uu muqaal u duubo TikTok

Nin udhashay magaalada Indiana ayaa dhintay ka dib markii uu ka soo dhacay dhagax weyn oo ku yalla Gobolka Puerto Rico isagoo isku dayaya inuu muuqaal u sameeyo TikTok, sida ay sheegeen qoyskiisa.

Edgar Garay, oo 27 jir ah, una dhashay Indiana, ayaa ku jiray safar maalinle ah oo uu ku tagay xeebta koonfur-galbeed ee Puerto Rico 29-kii Janaayo markii uu ka soo dhacayay 70 mitir oo dhagax ah oo xeebta ah oo u dhow daarta iftiinka ee magaalada Cabo Rojo, sida lagu sheegay war laga soo xigtay waaxda ilaaliso xeebaha Mareykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker