Madaxda Xisbiyada Mucaardka iyo madaxweynaha oo Kulan kule Madaxtooyada

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa fiidnimada caawa Madaxtooyada Somaliland shir kula leh Axsaabta Mucaaridka shirkaas oo lagaga hadlaayo arrimaha ismaandhafku ka taagan yahay ee dhanka Doorashooyinka.

Musharaxiinta Xisbiyada Mucaaridka ayaa ilo xog ogaal ahi ii sheegen inay ka qayb galayaan kulankaasi.

Balse waxay ii sheegen inay suuragal tahay inuu ka qayb galo kulaankaas Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo safar ugu maqnaa gobolka Togdheer.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker