๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐‹๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‰๐’๐‹, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐˜๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐จ๐จ๐ง๐ข๐ฌ, ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š.

Kulankan waxa kasoo qaybgalay hayโ€™adaha UN-ta sida UNDP, UNICEF, UNODC, UNISOM iyo IOM, waxana goobjoog ahaa agaasimaha guud wasaaradda cadaalada mudane ismaciil saleebaan bowkax Waxa uu ahaa ujeeddada kulankan dardargelinta barnaamijyada qorshaha u ah wasaaradda ee ku astaysan 100 maalmood iyo waxqabadka xukuumadda xisbiga WADDANI.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Yoonis Axmed Yoonis, ayaa hayโ€™adda uga mahadnaqay sida wanaagsan ee ay Somaliland ula shaqeeyaan, ugana taageeraan barnaamijyada lagu horumarinaayo adeegyada caddaaladeed. Wasiirku waxa uu xusay in wasaaradda ay ahmiyad u tahay dib-u-habaynta nidaamka caddaaladda sida xabsiyadda iyo adeegyada kale ee caddaaladeed.

Dhammaan masuuliyiinta hayโ€™adaha kala duwan ka socday ayaa ballanqaaday in ay si dhaw ula shaqayn doonan wasaaradda cadaaladda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker