Dabka Los Angeles oo sii faafaya iyo mas’uuliyiinta magaalada oo xaaladda la warbixiyay

Duqa magaalada Los Angeles Karen Bass ayaa warbaahinta u sheegtay in dab cusub uu ka kacay halka lagu magacaabo West Hills, waxayna cabsi ka muujisay in si degdeg ah uu faafo maadaama ay jiraan dabeylo xooggan. Dadka magaalada Los Angeles ayay ku boorisay inay raacaan amarada daadgureynta.

Madaxa waaxda dab damiska ee Los Angeles Kristin Crowley ayaa iyana sheegtay in labo dhimasho ah la diiwaan galiyay dabka deegaanka Palisades. Waa dhimashadii ugu horreysay ee la xaqiijiyay ee ka dhalatay dabka cusub. Balse irada guud ee dhimashada guudahaan dabka ayaa hadda maraysa toddobo qof.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker