Wajigii Afraad ee Wadahadala Xukumada iyo Mucaaradka oo Furmay

Wejiga afraad ee wada-hadalada xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye, iyo mucaaradka Somaliland ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Hargeysa.

Arimaha laga wada adlayo waxa ka kid ah doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada, dhammaystirka komishanka doorashooyinka iyo arimo kale.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker