“Doorashada Somaliland, tusaale kaliya uma ah gobalka..” Safiirka Mareykanka

“Doorashada Somaliland, tusaale kaliya uma ah gobalka ay ku taalo ee Geeska, ee ay waxay tusaale u tahay Caalamka oo Idil doorashadii aad qabsateen, waxaan ku faraxsanahay in aan saaxiib idinla nahay, waana idin la ahaan doonaa, anagoo kaliya ah maahane dalal badan oo caalamka ah ayaa saaxiib idinla ah, waxaan idiin soo gudbinayaa Hambalyada aan kasido madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, Shacabka Mareykanka & Diblumaasiyiinta Caalamka oo aan afkooda ku hadlayo Hambalyo Somaliland” Safiirka Mareykanka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker