Waxaan arki karnaa dhammaadka xukunka Assad’ – khabiir xidhiidhka caalamiga ah

In magaalada Homa ay gacanta u gasho mucaaradka Suuriya ayaa calaamad u noqon karta dhammaadka xukunka madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad, sida uu sheegay khabiirka.

Fawaz Gerges oo xiriirka caalamiga ah ka dhiga London School of Economics, ayaa BBC u sheegay in magaalada ay udub-dhexaad u tahay dowladda Assad inay lumiyaanna ay caasimadda Dimishiq ka dhigo karto “bartilmaameed fudud”.

Gerges ayaa sheegay in haddii ciidamada Assad aysan mucaaradka ka hor istaagin qabsashada Homs, ay taasi calaamad u noqon karto dhammaadka xukunka Assad toddobaadyada ama bilaha soo socda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker