” Hadalkii Siciid Cudhey ka yidhi beerta xoriyada ee waalida ahaa Waan Ka Raali Gelinaya Dadka Ka Xumaaday”Gudoomiye Faysal Cali Wraabe
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe 0o Qoraal Ku baahiyey barta Uu Ku Leeyahay Twitterka ayaa yidhi Sidan
“Reer sh.Isxaaq mushkiladoodu waxa weeye ma xasuustaan waxa u yeelo cadawgoodu, sida xasuuqii taliskii afweyne. Waxaa kala weyn oo ay isku dili karaan hadal qayral masuul yidhi iyaga ka mid ahi. Tusaale hadalkii Siciid Cudhey ka yidhi beerta xoriyada Hargeisa ee waalida ahaa,ficilkaa ayay ka muujiyeen taageerayaasha Muse Biixi fal celin waana ka raali gelinayaa dadkii ka xamaaday hadalka ninkaa waalan,wax kale oo aan ku sifeeyo ma garan karo”