Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble oo lagu soo dhaweeyay magaalada Jeddah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinka ee jimcaha gaadhay magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka, si uu u soo Cumreysto.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa magaalada Jeddah ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Safaaraddda Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Madaxda boqortooyada Sacuudiga.





