Shiinaha oo shaqo Abuur u Samaynaya Qarada Afrika
Shiinaha ayaa ballan qaaday in ay hal milyan oo shaqo u abuurayaan dadka Afrika sanadaha soo socda .
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping , oo ka hadlay furitaanka shirka iskaashiga Afrika oo ka bilaabmay magaalada Beijing, ayaa sheegay in ay qaarada siinayaan lacag dhan 51 bilyan Dollar oo isugu jirta dayn iyo deeq.




