Wasaaradda Waxbarashada oo Sheegtay in ay Sharciga Marinayso Macalimiin Mudaharaad Sameeyay.

Shir Jaraa’id Oo Ay Qabateen Masuuliyinta Wasaaradda Waxbarashadu Waxay Kaga Hadaleen Macalimiintii shalay ku mudaharaaday magaalada hargeysa , waxaanay sheegeen in ay Sharciga Marinayso Macalimiin Mudaharaad Sameeyay.

Halkan hoose ka daalaco warkaas

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker