Dabaylo khasaare ka Geeystay Saylac

Saylac Dabayl Xoogan oo ku dhufatay Xalay ayaa Waxay dumisay guryo gaadhaya 30 Sida ay ii Xaqiijiyeen dadka ku nool magaalada Saylac oo ila Soo Xidhiidhay Dabayshan oo Socotay ku dhawaad 2ba saacadood ayaa dhulka Soo dhigtay guryahan inkastoy Sababin khasaare kale Marka Laga yimaado dhawr Qof oo guryahan dumay Dhaawac sahlan ka Soo gaadhay. Dabayshan ayaa waxay ka Soo horaysay Roobab ka da,ay magaalada Wixii warara ee ka Soo kordha halkan ayaad kala socon doonta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker