Xukuumadda Somaliland Ayaa Ka Hadashaya Dacwad La Sheegay Inay qoyska Madaxweyne Biixi Ka Gudbiyeen Gudoomiyaha Xisbigga UCID.
Hargaysa:(OWN)- Iyada oo maalmihii u danbeeyay ay Somaliland ka taagnayd hadal-haynta ku saabsan Dacwadda Ciqaab ah oo qoyska Madaxweynaha Somaliland ka gudbiyeen Gudoomiyaha Xisbigga UCID,Faysal Cali waraabe ayaa arrintaasi waxay abuurtay Dood Xasaasi ah.




