Nayjeeriya oo muwaadiniinteeda uga digtay u ‘safarka’ UK

Digniin dhanka socdaalka ah ayaa dowladda Nigeria soo saartay manta oo isniin ah, iyadoo kula talisay muwaadiniinteeda qorsheynaya inay u safraan Boqortooyada Ingiriiska in ay taxaddaraab.

Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Wasiirka Arrimaha Gudaha Amb. Eche Abu-Obe, waxa uu dawladu tilmaamtay khatarta ku aaddan rabshadaha sii kordhaya ee dhawaan ka dhacay UK.

“Waxaa jirta khatar sii kordhaysa oo ah wareer iyo qalalaase ay sababeen rabshadihii dhawaan ka dhacay UK,” ayaa lagu yidhi.

Isagoo sii hadlaya, ogeysiisku wuxuu ku booriyay muwaadiniinta Nigeria ee u safraya waddanka aan kor ku soo sheegnay inay “feejignaan dheeri ah muujiyaan oo ay qaadaan tillaabooyinka muhiim ka ah” sida lagu warsaxaafadeedkaas.

Waddammada reer Galbeedka ayaa lagu yaqaannay in digniino dhanka socdaalka ah ka soo saaraan Afrika, Nigeria ayaa se isku deyeysa in ay Iyana dhankooda ka soo saaraan waddamma

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker