Jeneraalka hoggaamiya milatariga Sudaan oo isku day dil ka badbaaday

Afhayeenka ciidamada Suudaan Nabil Abdallah ayaa BBC-da u sheegay in Jeneraal Abdel Fattah al-Burhan uu ka badbaaday isku day dil.

Nabil ayaa weerarka ku eedeeyay xoogagga RSF maaddaama ay yihiin kuwa keliya ee cadowtooyadu kala dhaxayso ciidamada Suudaan.

Jeneraal al Burhan ayaa ka qeyb galayay xaflad qalin-jebin oo ciidamadiisa ah markii labo gantaal lala eegtay goobta ay xafladdu ka dhacday.

Shan sarkaal ayaa ku dhaawacmay weerarka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker