Kamala Harris oo durba hore ka bilawday eedaynta Trump xilli ololaheedii bilaw yahay

Dhanka kale, Trump wuxuu weeraray rikoorkeeda xadka, wuxuuna soo dhigay baraha bulshada: “Lyin’ Kamala Harris waxay burburisaa wax kasta oo ay taabato!”

Trump ayaa isna ku eedeeyey in ay been sheegayso, sida soo dhigay baraha bulshada ‘in ay burburiso wax kasta oo ay taabato’.

Arrimahan ayaa ku soo beegmaya maalin uun ka dib markii ay heshay taageerada aqlabiyadda ergooyinka Dimuqraadiga, taas oo u gogol xaadhaysa in ay noqoto murashaxa xisbigaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker