Wadahadaladii Xamas iyo Israa”il oo natiija la’aan ku soo dhamaaday

Waxa la sheegay in wadahadallo u dhaxeeyay Israa’iil iyo Xamas oo ku saabsanaa xabbad joojinta Gaza uu ku soo dhammaaday natiijo la’aan.

Sarkaal sare oo ka tirsan Falastiin ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu burburinayo wada-hadallada.

Wadahadaladan ayaa waxaa gar-wadeen ka ahaa dalalka Qadar, masar iyo Mareykanka. Ilaa hadda, ma jiro wax war ah oo ku soo baxay dhanka Israa’iil.

Dhexdhexaadiyayaasha Maraykanka iyo Masar ayaa isku dayayey inay Israel iyo Xamaas ku heshiiyaan hal qodob, si dagaalka loo soo afjaro islamarkana loo siidaayo la haystayaasha la qafaashay 7-da Oktoobar.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker