Magalada Laascanood oo Koronto la’aan ah

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa saaka hakad ku yimid guud ahaanba adeegga korontada, kadib markii ay magaalada ku soo dhacday dabayl xagaa aad u xooggan oo sidoo lale dumisay xaruma ganacsi oo muhiim u ahaa magaalada.
Shirkadda bixisa adeegga korontada ayaa sheegtay in maqnaanshaha korontada ay sabab u tahay dabaysha oo jartay qaar kamid ah baalayaashii magaalada oo dayactir u baahan, waxaana sidoo kale aad u yar isu socodka dadweynaha aan gaadiidka adeegsanayn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker