Siyaasi Cismaan Cumar Dool oo Xabsiga La Dhagay

Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan masuuliyiinta qaaradda Yurub ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa lagu soo warramayaa in lagu xidhay gudaha garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa halkaas oo uu maanta ka soo degay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker