Koonfur Galbeed oo ka hortimid qorshaha dowladda Soomaaliya ee ciidanka Itoobiya looga saarayo dalka

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay hadal uu dhawaan warbaahinta siiyay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya Xuseen Macalin, kaas oo ahaa in ciidamadda itoobiya ay guud ahaan dalka isaga bixi doonaan dhamaadka sanadkan 2024.

Hadal qoraal ah oo lagu daabacay bogga ay wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed ku leedahay barta X ee Twitterka horrey loogu yaqiin ayaa sidan u qornaa “ Koonfur Galbeed waxa ay ka warqabta in shaqsiyaad marin habaabin wado ay isticmaalayaan maalmahan baraha bulshada sida Xusen M “

“Ciidamadda Itoobiya ee ATMIS waxay hayaan howl adag, waxa aanan uga mahadcelineynaa ka qeeyb qaadashadooda howlgalka nabad ilaalinta, waxayna sii wadi doonaan in ay si joogaan oo ay doorkooda ka qaataan gobolka”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker