Maxaad kala Socotaa Qaabkii uu u dhacay Dilkii AHN Madaxweyne Cabdirashiid Cali Shar,maarke oo 50 sano ay kasoo wareegtay

50 Sano ka hor maanta oo kale, 15  October 1969, waxaa Toogasho uu fuliyey nin Ilaaladiisa ahaa lagu dilay madxaweynihii hore ee Soomaaliya allaha u Naxariistee  Madaxwaynihii Somalia md  Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Laascaanood  ee Xarunta Gobolka Sool.

Dilkiisa Kadib dhowr cisho waxaa taladii dalka la wareegay ciidmadii militariga ee uu hoggaaminayey allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad Barre.

Haddaba, sidee ayuu u dhacay dilka madaxweyne Sharma’arke, xaalka dalkana sidee ayuu noqdey?

 

Halkan Hoose ka dhagayso Masuul dhacdadaa Goobjoog ka ahaa

Cabdi Yuusuf oo dhacdadan usoo joogay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker