Dhageysiga dacawadda Sayid Cali oo mar kale maantay ka bilaabatay Maxakamadda Racfaanka

Dhageysiga dacwadda dilka ah ee loo haysto eedeysane Sayid Cali oo ku eedeysan in uu dilay xaskiisa Luul Cabdisalaam oo uur lahayd.

Qareenada u dooddaya Sayid cali ayaa doodda sharciga ah soo bandhigay, iyada oo fadhigii kan horreeyay la dhageystay doodda Xeer ilaalinta

Ehelada labada dhinac ee Sayid cali iyo Luul ayaa maxkamadda xaadir ku ahaa.

Sidoo kale waxaa la dhageeystay oo maxkamadda soo xaadiray qaar ka mid ah dhaqaatiirta cisbitaalka Ordogan (Ex Digfeer) oo ka mid ahaa kuwii daaweynta caafimaad u fidiyay Luul ka hor intii aysan dhiman.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker