Aas Qaran ayaa Maanta Burco Loogu Sameeyey Gudomiyihii Duruqsi oo Geeriyooday

Burco (OWN) Alle ha u naxariisto janno ha ka waraabiye wax magalada burco ee xarunta g.togdheer aas qaran lagu sameeyey gudoomiyihii a degamda duqsi ahmed abddilahi abdi gaabyoome oo saaka ku geeriyooday magalada burco
Waxaan aaska marxuunka ka soo qeyb galay maamulka togdheer , ka degmada burco, xildhibaano,  taliyaha ciidamada booliska G.togdheer, siyaasi aqoonyahan iyo shacab aad u tiro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker